HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

“Haddii Ay Somaliland Dilaaliin Xukumaan, Dalku Xasilooni Heli-maayo”- Siyaasi Axmed Cabdalle-DIGAALE

Aqoonyahan Axmed Cabdalle Digaale oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ee qurbo-jooga ah ayaa tilmaamay in reer Somaliland dhammaan noqdeen hanti ma guuraan ah...

Shirkadda Telesom oo $250,000 Ugu Deeqday Ganacsatada Suuqa Idaacadda Oo Dhawaan Gubtay

Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii ka kacay suuqa Idaacadda oo...

“Somaliland waxay haysaa dariiqii ay ku heli lahayd Aqoonsi Caalami ah” – World Governments Summit 2025

"Somaliland oo ah Dimuqraadiyad ka jirta Bariga Afrika oo halbowle u ah ganacsiga, Qaran haysta cilaaqaad xooggan oo caalami ah, waxay haysaa dariiqii ay...

Somaliland Oo Lagu Marti-qaaday Shirweynaha Caalamiga ah ee World Governments Summit

Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu barti-qaaday shirweynaha caalamiga ah ee World Governments Summit oo sannad kasta lagu qabto magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka...

“Isma waafaqsana wareegtada Madaxwaynuhu mushaharka ugu kordhiyay Ciidanka iyo miisaaniyadda waxaa ku Qoran”

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo lagu dhaqan-gelinayo mushahar kordhin loo samaynayo Ciidamada Qaranka,...

Madaxweyne Cirro Oo Guddi madax-banaan u magacaabaya Nabadeynta Gobollada Bari iyo Dareennada ku xeeran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sheegay inuu dhawaan magacaabi doono guddi madax-bannaan oo u xil-saaran arrimaha nabadeynta gobollada Bari ee...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Dalalka Ethiopia iyo Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Oo maanta kulan la qaatay Shir-guddoonka iyo Mudaneyaasha Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay siyaasadiisa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img