HomeSomali NewsSomaliland Oo Lagu Marti-qaaday Shirweynaha Caalamiga ah ee World Governments Summit

Somaliland Oo Lagu Marti-qaaday Shirweynaha Caalamiga ah ee World Governments Summit

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu barti-qaaday shirweynaha caalamiga ah ee World Governments Summit oo sannad kasta lagu qabto magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

Shirka Dowladaha Caalamka oo maamulkiisu hoostago hay’ad madax-bannaan oo caalami ah, ayaa ujeeddadiisu tahay sidii loo qaabayn lahaa hannaanka maamul ee dowladaha Caalamka, iyadoo diiradda la saarayo ikhtiraaca hal-abuurro cusub iyo tiknoolajiyadda si xal loogu helo caqabadaha Caalamka ka jira.

Shirweynaha oo Salaasada Berri ka furmaya magaalada Dubia isla markaana socon doono muddo 3 maalmood ah, waxa ka qayb-galaya kumanaan Ergay oo ka kooban madaxda dalalka Caalamka, madaxda shirkadaha gaarka loo leeyahay, Aqoonyahanno, mufakiriin iyo Ururrada Caalamiga ah.

Jamhuuriyadda Somaliland waxa shirka ku meteli doona madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo galabta safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta.

Ajandaha diiradda lagu saarayo Shirweynaha Sannadkan 2025 ayaa hal-ku-dheg looga dhigay “Qaabaynta Hannaanka Dowladnimo ee Mustaqbalka” kaas oo qayb ka ah dedaallo lagu dhiirrigelinayo koboca iskaashiga Caalamka si loo yagleelo afkaar cusub oo xal loogu raadinayo caqabadaha mustaqbalka ku iman kara hannaanka maamulka iyo dowladnimada.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories