Somali News
Qodobbada Lagaga Wada-hadlay Kulan Hargeisa Ku dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Ingiriiska
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL Md. Cabdilaahi Xasan Aaden oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md. Maxamed Xasan Saleebaan,...
Somali News
Dawladda Maraykanka Oo Fasaxay In Dalkeeda Lagu Galo Baasaaboorka Somaliland
Washington (SLpost) – Dawladda Maraykanka, ayaa toddobaadkii hore soo saartay amar ay dalkaasi kaga xayirtay inay galaan dadka 43 waddan oo caalamka ah. Waddamadan oo...
Somali News
Madaxweynaha Jabuuti Oo Wasiirka Arrimaha Dibedda U Magacaabay Muwaadin Reer Somaliland Ah
Jabuuti (SLpost) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka, iyadoo xilka...
Somali News
Danjire Bashir Good Oo Soo Bandhigay Fashilka Qorshe Ka Dhan Ah Aqoonsiga Somaliland oo Somalia u Gudbisay Maraykanka
Washington (SLpost)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ganafka ku dhufatay Qorshe xukuumadda taagta daran ee Soomaaliya ku doonayso inay kaga hortagto Aqoonsiga Dowladda Maraykanka. Xukuumadda Xasan...
Somali News
Dowladda UK Oo Mowqif Cad Ka Qaadatay Wada-shaqaynta Xukuumadda Madaxweyne Cirro
London (SLpost)- Xildhibaan Sir Gavin Williamson ayaa Baarlamaanka Boqortooyada Midowday ee UK ka dhex qaaday dood ku saabsan doorka Somaliland ee amniga Geeska Afrika,...
Somali News
“Ma garanayno sababta Shiinuhu u dhibsanayo xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan” – Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL
"Ma garanayno sababta Shiinuhu u dhibsanayo xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan. Maan arag dal u yeedhinaya Dal kale cidda ay xidhiidh la yeelanayaan” – Wasiirka...
Somaliland
Magaca Marxuum Caawa Lagu Dilay Hargeysa iyo Eedaysane Loo Qabtay Fal-dambiyeedkan
Ciidanka Booliska ee Jamhuuriyadda, ayaa shaaciyey in hawl-gal ay ciidamada Boolisku sameeyeen caawa lagu soo qabtay Eedaysane loo haysto Dilka marxuum Guuleed Maxamed Yuusuf...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

