Caalamka

spot_imgspot_img

Hal Qof oo ka badbaaday Diyaarad Sidday 241 Qof

India (SL.POST) - Diyaarad xamuul ah oo ay leedahay shirkadda diyaaradah ee Air India isla-markaana nooceeduna ahaa Boeing 787-8 Dreamliner, ayaa ku dhacday magaalada...

Israa’iil Oo Goob Kaliya Ku Xasuuqday 500 Qof oo Falastiiniyiin ah 

Ugu Yaraan 500 Qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday, kumanaan kalena way ku dhaawacmeen Duqeymo ay Ciidamada Israa’iil u geysteen Cisbitaalka Al-Ahli oo...

Warbaahinta BBC Oo Dowadda UK Ka Diidday Inay “Argagixiso” ugu yeedho Ururka Xamaas

London (SLpost)- Warbaahinta BBC-da ayaa ku gacan-saydhay Dowladda UK oo ka dalbatay inay Ururka Hamaas ugu Yeedho Koox Argagixiso ah. Afhayeen u hadlay warbaahinta BBC,...

Wararkii u Dambeeyey Dagaalka Palestine-Israel, Tirada Dhimashada Oo Korodhay iyo Go’aanka Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Tirada dhimashada shacabka Falastiiniyiinta ayaa maraysa 421 oo ay ku jiraan 78 carruur ah iyo 41 dumar ah tan iyo Axaddii shalay...

QM oo soo saartay Warbixin sanadeed lagaga hadlayay xad gudubyada ay la kulmaan carruurta caalamka

NEWYORK (SLPOST)- xad gudubyada ay la kulmaan caruurta caalamka ayaa waxaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada safka hore uga jira...

Liibiya: Saif Al-islam oo la qabtay, Qandaafi oo la baadi-goobayo, Tripoli oo mucaaradka u gacan-gashay & wararkii u dambeeyay

Tripoli, (SLpost)-Laba wiil oo uu dhalay Madaxweynaha Liibiya ee sii socda ayaa xalay lagu qabtay magaalada Tripoli, ka dib markii ilaa shalay dagaal kululi...

Budhcad-badeed Soomaali ah oo Afduubay Markab laga leeyahay Hindiya

Muscat (SLpost)- Budhcad-baddeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay Markab kuwa Shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Hindiya ay aroortii hore ee dorraad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img