Ethiopia Oo Sheegtay in Waddamada Gobolku Sii Ogaayeen Heshiiska Somaliland
Addis Ababa (SLpost)- La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia, Redwan Hussien, ayaa sheegay inay dalalka Gobolka Geeska Afrika sii ogaayeen heshiiska is-afgarad ee dhawaan...
Xukuumadda Somaliland Oo bogaadisay Madaxweynaha Cusub ee dalka Taiwan
Natiijada Doorashada Oo Farriin u Dirtay Shiinaha Taipei (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hambalyo iyo bogaadin u dirtay Madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Cusub ee ku guulaystay...
Warbaahinta Carabta oo Taageertay Qadiyadda Madax-bannaanida Somaliland iyo Heshiiska Ethiopia!
“Soomaaliya oo Dal ahaan Midaysani miyey ka muhiimsan tahay Midowgii Soofiyeeti oo dhaxlay Boqortooyadii Ruushka ee Yurub iyo Aasiya ka talinaysay?” London (SLpost)- Wargeyska Arab...
Muxuu Taliye Nuux Taani Kala Soo Laabtay Safarka Dalka Ethiopia?
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismail Tani Iyo Saraakiil kale oo safar shaqo ugu maqnaa Dalka Ethiopia,...
Somaliland iyo Ethiopia oo Ka Wada-hadlay Iskaashi Military
Addis Ababa (SLpost)- Wefti Ka Kooban Saraakiil oo uu hoggaaminayo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa lagu soo...
Wasiirkii Gaashaan-dhigga Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Is-casilaad Tuhun Ka Dhashay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa caawa shaaciyey inuu iska casiley xilka uu ka hayey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Cabdiqani...
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda iyo Xisbiyada Mucaaradka oo Ma Muquurtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay madaxda tobankii urur siyaasadeed ee u soo baxay tartanka xisbiyada Qaranka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

