Somalia
Soomaaliya oo Bilowday Dagaal Ka Dhan Ah Ganacsatada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Soomaaliya oo maalmihii u dambeeyey ku hawlanayd olole ka dhan ah heshiiska is-afgarad ee dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia, ayaa bilowday inay...
“Shacabkayagu waxay mudan yihiin in lagu abaalmariyo horumarka ay gaadheen” – Dr Barkhad Maxamuud Kaariye
Addis Ababa (SLpost)- Ku-xigeenka Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Ethiopia, Dr Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa soo bandhigay faa'idooyinka dhaqaale iyo dublomaasiyeed ee ku jira...
Muxuu Yahay Ololaha Lidka Ku Ah Heshiiska Ethiopia ee Gudaha Somaliland Ka Socda? – WARBIXIN
Gudaha Somaliland waxa ka socda olole ka dhan ah heshiiska iskaashi ee dhexmaray Xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo Dowladda Ethiopia, waxaana la tuhunsan yahay inay...
Xaqiiqo-raadintii Midowga Afrika ee 20-Sanno Horteed Gar-waaqsatay Madax-bannaanida Somaliland
Guddi Xaqiiqo-raadin ah Oo Midowga Afrika u soo diray Somaliland Sannadkii 2005-tii, ayaa garowshiinsho lagaga bixiyey go’aanka ay Somaliland Sannadkii 1991-kii madax-bannaanideeda dib ugala...
Somaliland iyo Ethiopia Oo ku Heshiiyey Hirgelinta Qorsheyaal Horumarineed
Addis Ababa (SLpost)- Dowladaha Somaliland iyo Ethiopia, ayaa isla af-gartay inay si wada-jir ah uga shaqeeyaan Qorsheyaal horumarineed ee labada waddan, sida lagu sheegay...
“Ma jirto Cid ixtiraamaysa Waddan fashilmay (Somalia). Ha iska qayliyaan, innaguna hore ayaynu u soconaynaa” – Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanay waxba iska beddeli doonin heshiiska iskaashi ee dhawaan dhexmaray...
Dowladda Djibouti Oo Caddeysay Mowqifkeeda ku Wejahan Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia
Djibouti (SLpost)- Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aaddan khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay heshiiska is-afgarad ee dhexmaray doiwlaha Somaliland iyo Ethiopia oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

