HomeEthiopia Oo Sheegtay in Waddamada Gobolku Sii Ogaayeen Heshiiska Somaliland

Ethiopia Oo Sheegtay in Waddamada Gobolku Sii Ogaayeen Heshiiska Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia, Redwan Hussien, ayaa sheegay inay dalalka Gobolka Geeska Afrika sii ogaayeen heshiiska is-afgarad ee dhawaan dhexmaray madaxweynaha Somaliland iyo Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia.

Heshiiska is-afgarad ee dhexmaray labada waddan, ayaa u oggolaanaya Dowladda Ethiopia inay xeebaha Somaliland ka hesho saldhig ay ciidamadeeda baddu ka hawl-galaan, kaas oo muddo 50 sanno ah laga kiraynayo, halka Somaliland beddelkeeda helay inay Xukuumadda Addis Ababa dowlad madax-banaan u aqoonsato Jamhuuriyadda Somaliland.

Sida ay qortay jariiradda Addis Standard, Redwan Hussein waxa uu sheegay in kasta oo dowladdiisu rabitaanka dhul-badeed ay isticmaasho shaacisay bishii October ee Sannadkii hore, haddana ay dowlad ahaan qaadeen tallaabo arrintan kagala hadlayaan dalalka Gobolka.

Waxa uu sheegay inay Dowladda Ethiopia tiraba laba jeer Wufuud u kala direen waddamada deriska, gaar ahaan kuwa Bariga Afrika isla markaana lagu war-geliyey heshiiska marka laga yimaaddo Arrimo khusuusi ah oo ay ka mid yihiin Xilliga madaxweyne Muuse Biixi u socdaalayo Ethiopia iyo haddii Saamiga shirkadda Ethiopian Airlines iyo Aqoonsiga Somaliland ka mid noqon doonaan Qodobbada Heshiiska.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories