HomeHargeysa: Dowladaha Somaliland iyo Ethiopia Oo Ka Shiray Xoojinta Iskaashiga Amniga Labada...

Hargeysa: Dowladaha Somaliland iyo Ethiopia Oo Ka Shiray Xoojinta Iskaashiga Amniga Labada Waddan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Dr Rooble Muuse Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u-qayb-sanaha Arrimaha Ciidamada (Military Attaché) ee Safaaradda Ethiopia Ku Leedahay Hargeysa oo ay weheliyaan Saraakiil kale oo Ciidan.

War kooban oo ka soo baxay Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland, ayaa lagu sheegay in Ujeeddada kulanku ahayd mid la xoojinayo sii Xoojinta Iskaashiga Amniga labada waddan.

Ma jirto faahfaahin intaas dheer oo Xukuumaddu ka soo saartay Kulanka Wasiirka Gaashaaniga Somaliland iyo Saraakiisha Ethiopia, haseyeeshee kulankan ayaa la sheegay inuu qayb ka yahay dedaallo lagu dardargelinayo koboca iskaashi ee dhinacyada Amniga, Dublomaasiyadda, Ganacsiga iyo Dhaqaalaha oo labadii bilood ee u dambeeyey isbeddel weyni ku yimi.

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa horaantii sannadkan kala saxeexday heshiis is-afgarad oo wax weyn ka beddelay siyaasadda gobolka Geeska Afrika.

Heshiiska Is-afgarad ayaa Ethiopia u oggolaanaya inay xeebaha Somaliland ka hesho marin-badeed saldhig u noqda Ciidamadeeda Badda halka dhinaca Somaliland heshiiskani fursad u siinayo inay Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia noqoto Dalkii u horeeyey ee si Rasmi ah u Aqoonsada Madax-bannaanida Somaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories