HomeMadaxweynaha Somaliland Oo Xil-ka-qaadis, Magacaabis iyo Isku beddel ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda

Madaxweynaha Somaliland Oo Xil-ka-qaadis, Magacaabis iyo Isku beddel ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray xil-ka-qaadis, magacaabis iyo isku-beddel ku sameeyey xubno ka tirsan golihiisa Xukuumadda.

Madaxweyne Muuse Biixi waxa xilka ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Saleebaan Cali Bukhaari oo xilka wasaaraddaas hayey muddo Shan bilood ah. Digreetadan ayaa noqonsa markii labaad ee madaxweyne Biixi xilka ka qaado Saleebaan Bukhaari oo hore u soo noqday Guddoomiyaha hay’adda Caymiska Qaranka.

Madaxweyne Biixi waxa uu Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka u magaaabay wasiirkii Kalluumaysiga Raabbi Cabdi Maxamed Maxamuud.

Sida lagu sheegay wareegtada madaxweynaha, waxa uu madaxweynuhu Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Kalluumaysiga u magacaabay Wasiir ku-xigeenkii wasaaradda Beeraha Maxamuud Warsame Jaamac.

Cabdinaasir Caydiid Maxamed Faarax, ayuu madaxweynuhu u magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, halka Faysal Maxamuud Siciid Cabdulle loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland.

Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Ganacsiga Muuse Ibraahim Yuusuf Salaf, waxa uu madaxwey u beddelay inuu noqdo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories