Dowladda Ethiopia oo Difaacday heshiiska Somaliland, Luuqad Adagna Ugu Jawaabtay Somalia iyo Masar
Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Ethiopia, ayaa si adag u difaacday heshiiska is-afgarad ee dhexmaray Jamhuuriyadda Somaliland, kaas oo ay ku tilmaantay heshiis dhexmaray laba...
“Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia Wuxuu Xididdada U Siibayaa Aragtidii Soomaaliweyn” – Eng Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa dedafeeyey hadallo ka imanayaa madaxda Soomaaliya oo warar bulshada marin-habaabinaya ka...
Ra’iisal-wasaaraha Ingiriiska oo Soo Dhaweeyey Heshiiska is-afgarad ee Ethiopia Somaliland
London (SLpost)- Baarlamaanka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa lagaga hadlay Ammaanka Badda Cas iyo heshiiska is-afgarad ee dhawaan dhexmaray dowladaha Somaliland iyo Ethiopia. Raysal-wasaaraha UK oo Isniintii...
Ethiopia Oo Sheegtay in Waddamada Gobolku Sii Ogaayeen Heshiiska Somaliland
Addis Ababa (SLpost)- La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia, Redwan Hussien, ayaa sheegay inay dalalka Gobolka Geeska Afrika sii ogaayeen heshiiska is-afgarad ee dhawaan...
Xukuumadda Somaliland Oo bogaadisay Madaxweynaha Cusub ee dalka Taiwan
Natiijada Doorashada Oo Farriin u Dirtay Shiinaha Taipei (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hambalyo iyo bogaadin u dirtay Madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Cusub ee ku guulaystay...
Warbaahinta Carabta oo Taageertay Qadiyadda Madax-bannaanida Somaliland iyo Heshiiska Ethiopia!
“Soomaaliya oo Dal ahaan Midaysani miyey ka muhiimsan tahay Midowgii Soofiyeeti oo dhaxlay Boqortooyadii Ruushka ee Yurub iyo Aasiya ka talinaysay?” London (SLpost)- Wargeyska Arab...
Muxuu Taliye Nuux Taani Kala Soo Laabtay Safarka Dalka Ethiopia?
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismail Tani Iyo Saraakiil kale oo safar shaqo ugu maqnaa Dalka Ethiopia,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

