HomeKacdoonno Hor Leh oo Ilhan Cumar Kaga Furmay Gudaha Maraykanka

Kacdoonno Hor Leh oo Ilhan Cumar Kaga Furmay Gudaha Maraykanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington (SLpost)- Gudaha Dalka Maraykanka waxa sii xoogeynaya baaqyada shacabka iyo siyaasiyiinta dalkaasi ku dalbanayaan in xilka lagaa xayuubiyo Elhan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka.

Ilhan Cumar oo Xisbiga Dimuqraadiga ugu jirta Congress-ka, ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku taageertay go’aanka uu ka soo horjeestay Heshiiska is-garad ee dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia.

Hadalka ka soo yeedhay ilhan Cumar ayaa sababay inay gudaha Maraykanka iyo xisbiga Dimuqraadigaba kala kulanto mucaaradad lagu diiddan yahay hadalka ay ku taageertay Soomaaliya.

Shaqsiyaadka sida looga yaqaanno gudaha Maraykanka ee dalbaday xil-ka-xayuubinta Ilhan Cumar waxa ka mid ah Badhasaabka Gobolka Florida, Ron DeSantis iyo Donald Trump Jr. oo uu dhalay madaxweynihii hore ee dalkaas

Tom Emmer oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, ayaa hadalkeeda ku tilmaamay xad-gudub ka dhana Xilka ay u dhaaratay. Siyaasiyiin kale oo hadalkeeda dhaliilay, ayaa su’aal geliyey kalsoonideeda qaranka

Siyaasiyiin kale oo Xisbiga Jamhuuriga ka tirsan ayaa ku eedeeyey inay dayacday danaha dalka Maraykanka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories