HomeXukuumadda Somaliland Oo Madaxweynaha Masar Farta Ugu Fiiqday Baylahda waajibaad Uu Dayacay

Xukuumadda Somaliland Oo Madaxweynaha Masar Farta Ugu Fiiqday Baylahda waajibaad Uu Dayacay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay Dalka Masar Uga Digtay Faro-gelinta Heshiiska Is-afgarad ee Dhexmaray dalka Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Dowladda Masar uga digtay inay soo faro-geliso arrimaheeda gudaha, waxaanay ugu baaqday inay dedaalladeeda dubloaasiyadda wax kaga qabto dhibaatooyinka ka taagan dalalka ay dariska yihiin ee Sudan, Liibiya iyo Falastiin.

War-murtiyeed maanta ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland oo ka jawaabaya hadallo daan-daansi u muuqda oo ka soo yeedhay madaxweynaha Masar, ayaa lagu dedafeeyey faro-gelin dibadeed oo carqalad ku noqda heshiiska is-afgarad ee Somaliland iyo Ethiopia.

“Annagoo ka duulayna arrimaha soo kordhay, waxaanu mar kale ku celinaynaa sida hagar la’aanta ah ee ay Somaliland uga go’an tahay sidii ay wada-hadal iyo iskaashi ugu xallin lahayd arrimaha Gobolka. Ma Oggolin Cid kale oo soo faro-gelisa Heshiiska Is-afgaradka (MoU) ee ay wada saxeexdeen Jamhuuriyadda Somaliland iyo Itoobiya,” sidaas waxa lagu yidhi war-murtiyeedka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Somaliland.

Xukuumadda Somaliland waxa ay beesha Caalamka u bayaamisay inay sii wadayso wada-xaajoodyadii dibloosiyeed iyo iskaashiga ay la leedahay Caalamka si loo xoojiyo nabadda iyo horumarka Gobolka Geeska Afka.

Madaxweynaha dalka Masar Cabdul-fatah Al-Sisi oo ay si wada-jir ah shir-jaraa’id u qabteen madaxweynaha Soomaalya Xasan Sheekh Maxamud oo booqasho ku tagay Caassimadda Qaahira, ayaa ku andacooday inay dowlad ahaan ka soo horjeedaan heshiiska dhexmaray Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ethiopia iyo wax uu ku tilmaamay wax kasta oo khatar ku ah ammaanka Soomaaliya.

Dowladda Ethiopia ayaa hadalka madaxweynaha Masar ku taageeray Soomaaliya ku tilmaantay tallaabo ka tarjumaysa heerka cadaawadda Xukuumadda Qaahira u hayso Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories