Monthly Archives: May, 2023

spot_imgspot_img

Tobanaan Arday Laga Soo Gureeyey Sudan Oo Hargeysa Lagu Soo dhaweeyey

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL ayaa Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargaysa ku soo dhaweeyay ardaydii wax ka baran jirtay dalka Suudaan ee dagaalku...

“Garaaddada Bariga Sool Waa Niman Loo Adeegsaday Inay Waxyeelaan Somaliland” ~ Boqor Maxamed Jaamac

"Garaaddada Bariga Sool Waa Niman Loo Adeegsaday Inay Waxyeelaan Somaliland" ~ Boqor Maxamed Oo Sanaag Ka Soo Diray Farriin ku Saabsan Colaadda Laascaanood, Mucaaradka...

Somaliland: Wasiir Loo Dhaariyey Xubinimada Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii Wasaaradda Maalgeshiga iyo Horumarinta Wershadaha ee Somaliland, Marwo Aamina Cilmi Fariid, ayaa maanta loo dhaariyey xubin ka mid ah Mudaneyaasha golaha...

Taiwanese companies eyeing their biggest Investments in Somaliland

Hargeisa (SLpost)- A Taiwan business delegation is currently in Somaliland to explore bilateral cooperation opportunities in various areas. The delegation, consisting of representatives from AFTA...

Shirkadaha Ugu Waaweyn Dalka Taiwan oo Wefti Indho-indhayn ah U Soo Diray Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wefti ganacsato ah oo ka socda Dalka Taiwan, ayaa Soo gaadhay Somaliland si ay u indho-indheeyaan fursadaha Maalgeshi ee dalka ka jira...

Xukuumadda Somaliland Oo Lagu Dhaliilay Wax-ka-Qabasho La’aanta Xannuunka Xumadda oo Soo Laba-kacleeyey

Hargeysa (SLpost)- Xannuunka Xumadda oo Saamayn ba’an ku keenay bulshada Somaliland sannadkii hore, ayaa xilligan kulaylaha ah Soo laba-kaclaysay, waxaana jira bukaano tira badan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img