Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee Somaliland Oo Xilka kala Wareegay Agaasimihii ka horreeyey
Badheedhihii Agaasimaha Cusub ee Baanka Dhexe iyo Baanista Agaasimihii Hore Oo Wax-qabadkiisa looga Markhaati-kacay Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Cusub ee Baanka Dhexe ee...
Wasiir ka Tirsan Dawladda Canada iyo Guddoomiye Cali Xaamud Oo Xuska 18 May La Oogay Jaaliyada Somaliland
Alberta (SLpost)- Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey oo lagu maamuusay xuska sanad-guurada 32-aad ee ka soo wareegtey maalintii lagu dhawaaqey madax-banaanida...
“Diintiibaa Shaqo Laga Dhigtay Oo Been Laga Sheegayaa” ~ Culimo Iyo Aqoonyahan Ka Qayliyey Goobo Ganacsi
"Diintiibaa Shaqo Laga Dhigtay Oo Been Laga Sheegayaa" ~ Culimo Iyo Aqoonyahan Ka Qayliyey Goobo Caafimaad Oo Dadka Lagu Dabiibo https://youtu.be/AnkZFjmn48Y
Jaaliyadda Somaliland Ee Norway Oo Si Weyn u Maamuusay Xuska 18 May +Sawirro
"Somaliland waxay ku timi rabitaan Shacab, cidna inagama qaadi karto, maaha wax ku xidhan qof siyaasi ah" Oslo (SLpost) – Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool...
Maayirka Degmada Burco oo Wacyi-gelin Ka Bilaabay Deegaanka Cali-Saahid ee Gobolka Togdheer
Hargeysa (SLpost)- Maayorka Degmada Burco Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Heero) iyo Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka, ayaa booqasho ku soo maray deegaannada Cali...
Taliska Ciidanka Booliska oo Ka hadlay Xadhigga Bushaaro Baanday iyo Warar Laga Baahiyey
Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda ay ku sugan tahay Gabadh Weriye ah oo dhawaan lagu xidhay magaalo-xuduudeedka Tog-Wajaale xilli...
Maareeyaha Dekadaha Somaliland Oo Kormeeray Markabkii ugu weynaa ku soo xidha Dekedda Oo U Raran hay’adda WFP
Berbera (SLpost)- Dekedda Caalamiga ah ee Berbera waxa ku soo xidhay markabkii ugu weynaa Abid ee ku soo xidhay tan iyo markii casriyeynta lagu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

