Natiijada Shirar Hargeysa ku dhexmaray Wasaaradda Maalgeshiga Somaliland iyo Wufuud ka Socda Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Wershadaha ee Somaliland, Maxamed Cismaan Siciid, ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay wufuud kala...
“Dhalinyarada Kafanka loo Xidhay ee La soo Gunaanaday Waa Hala burburiyo Somaliland” – Siyaasi Ismail
"Dhalinyarada Kafanka loo Xidhay ee La soo Gunaanaday Waa Hala burburiyo Somaliland" - Siyaasi Ismail https://youtu.be/iJ-CC-W5NIs
London: Maxkamad Xukun ku Ridday Difaaca kooxda West Ham ee Kurt Zuma
London (SLpost)- Maxkamad ku taala Bariga magaalada London, ayaa danbi ku heshay ciyaartoyga booska difaaca uga ciyaara kooxda West Ham ee Kurt Zouma, waxayna...
31 May 1988: Sannad-guurada 34aad ee Guda-galkii Hargeysa iyo Xog-warranka Madaxweyne Muuse Biixi
Afar iyo Soddon sanno ka hor taariikhda maanta oo kale oo ku beegnayd 31-kii May 1988-kii saqdii dhexe ee habeenimo abaaro 2:15 daqiiqo ayay...
Somaliland: Mucaaradka oo Kalsooni-darro ka muujiyey SONSAF IYO APD
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in aanay kalsooni ku qabin Akademiyadda Nabadda iyo Horumarka Somaliland iyo Daladda SONSAF. Daladda ay ku...
Ciidanka Booliska Somaliland oo Heegan Buuxa la geliyey iyo Digniin uu Diray Taliye Dabagale
Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa heegan buuxa la galiyay maanta, kaddib mudaharaadyo ay ku baaqeen xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Waddani. In kasta...
Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadlay Ururrada Bulshada Rayidka ah?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta madaxtooyada kulan kula qaatay xubno ka tirsan ururrada Bulshada Rayidka ah ee ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

