Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil-ka-qaadis iyo Magacaabis ku Sameeyey Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xilalkii ka Qaaday Wasiirradii Wasaaradaha Qorsheynta Qaranka iyo Horumarinta Beeraha, waxaanu beddelkooda u magacaabay...
“Wallaahi Ma Jirto Somaliland Dib Looga Noqonayaa” – Guddoomiyaha Golaha Guurtida
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inaanay Somaliland dib ugu noqon doonin midnimo Soomaaliyeed, waxaanu u soo jeediyey...
Sidee ayay ku Timi Xoriyaddii 26 June 1960-kii oo 62-jirsatay iyo Midnimadii Somaliland iyo Soomaaliya?
Hargeysa (SLpost)- Xarunta madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa Xalay lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusay sannad-guurada 62-aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland...
Jewiga Munaasibaddii Xuska 62-guurada Maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June + SAWIRRO
Hargeysa (SLpost)- Xarunta madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa Xalay lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusay sannad-guurada 62-aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Khudbad Arrimo Badan Xambaarsan Ka jeediyey Xuska 62-guurada 26 June
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa khudbad ka jeediyey Munaasibadda 62-guurada Xuska 26-ka June oo caawa ku qabsoontay madaxtooyada Somaliland. Waxa...
Toos: Munaasibadda Xuska 62-guurada Maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June
Hargeysa (SLpost)- Caawa oo kale waxa ay ku beegan tahay 62-guurada ka soo wareegtay habeenkii u horreeyey ee Calan Soomaaliyeed laga taago dhulka Soomaalida,...
Somaliland: Shirkad laga leeyahay Talyaaniga oo ku guulaystay Dhismaha Wershadda Sibidhka MSG Group
Hargeysa (SLpost)- Shirkad laga leeyahay dalka Talyaaniga oo lagu magacaabo Bedeschi, ayaa la filayaa inay Somaliland ka hirgeliso Wershad Sibidhka soo saarta, taas oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

