SOMALILAND: OGEYSIIS SUMMAD GANACSI
WAXA HALKAN OGEYSIIS LAGU BIXINAYAA in summada ganacsiga ee sare ku taal ay tahay summadda ganacsiga: Shirkadda KT&G Corporation, Incorporated in the Republic of...
Kumuu ahaa Marxuum General Fadhi-Ku-Salaan oo Hargeysa Aas Qaran loogu Sameeyey?
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey Allah ha u naxariistee Marxuum General Maxamed Jaamac Warsame (Fadhi-Ku-Salaan) oo...
Xukuumadda Somaliland oo Shirkii Ugu Ballaadhnaa Ka yeelatay Xaaladda Ammaanka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shir gudoomiyey kulan ku saabsan xoojinta Amniga, Isu xogwaraysi, wada shaqaynta laamaha kala...
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Ciidamada Qaranka iyo Eheladii uu ka Geeriyooday General Fadhi-ku-salaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tabobar u furay 30 Garsoore oo ka hawl-gala Maxkamadaha Gobolka Maroodijeex.
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta magaalada Hargeysa tabobar uga furay garsooreyaal ka...
Saraakiil Ka Socda Ciidamada Federaalka Itoobiya oo Hargeysa soo gaadhay
Hargeysa (SLpost)- Wefti culus oo ka socda Itoobiya oo uu Hoogaanka Wardoonka Ciidamada Heer Federaal ee dalka Itoobiya General Burhanu Kabada iyo sarakiil kale...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo ka Qayb-galay Xuska Toddobaadka Nasnuujinta
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad magaalada Hargeysa loogu sameeyuey Xuska toddobaadka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

