HomeNatiijada Doorashada Kenya oo la Shaaciyey iyo Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka...

Natiijada Doorashada Kenya oo la Shaaciyey iyo Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo Ka Soo Horjeestay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka ee dalka Kenya, ayaa galabta shaaciyey natiijada doorashada madaxweynaha ee dalkaas.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Kenya, Wafula Chebukati, ayaa shaaciyey in Dr William Ruto ku guulaystay Doorashada madaxtooyada isla markaana uu helay in ka badan Toddoba Milyan oo Cod, taas oo ka dhigan boqolkiiba 50.49 codadka guud ee la dhiibtay.

Raila Odinga oo markii shanaad isu sharraxay jagada madaxweynaha Kenya, ayaa helay codad gaadhaya 6.9 Milyan oo u dhiganta boqolkiiba 48.85 codadka guud ee la dhiibtay.

Haseyeeshee, shaacinta natiijada doorashada ayaa kala qaybisay xubnaha Guddiga doorashooyinka ee Kenya, iyadoo ay ku gacan-saydheen Afar xubnood oo ka tirsan guddiga, kuwaas oo ay ka mid tahay Guddoomiye ku-xigeenka guddiga Juliana Cherera.

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka oo shir-jaraa’id ku qabtay Hoteelka Serena ee Nairobi, waxa ay iska fogeeyeen inay qaadaan masuuliyadda natiijada codbixinta oo ay ku tilmaameen inuu mad-madow ku jiro, balse ma jirto faahfaahin intaas dheer oo ay sheegeen.

Dr William Ruto, ayaa noqonaya madaxweynihii Shanaad ee dalka Kenya yeesho tan iyo xilligii uu waddankaasi xoriyadda ka qaatay boqortooyada Ingiriiska.

blank
KHARIIRADDA KENYA: Gobollada uu Raila Odinga ku guulaystay (Blue) iyo gobollada .William Ruto (Yellow)

Lama garan-karo in go’aanka ay xubnaha Guddigani shaaciyeen uu sababi doono qalalaase hore leh oo ka dhaca dalka Kenya oo sannadkii 2007-dii uu ka dhacay qalalaase ka dhashay natiijada Doorashada madaxtooyada, waxaana xilligaas doorashada madaxtinimada u tartamay Raila Odinga iyo Moi Kibabi.

Moi Kibaki ayaa loogu dhawaaqay inuu ku guuleystay 46% codadkii la dhiibtay, waxaana xilka madaxweynaha loo dhaariyey 30kii December 2007, haseyeeshee hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa dhankiisa ka sheegay in uu doorashada ku guulaysto, waxaanay taas ka dhashay qalalaase sababay dhimashada dhowr boqol oo qof iyo barakaca ilaa 600,000 oo qof.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories