HomeSomaliland: Xukuumadda oo Awaamiir Adag Dul-dhigtay Gaadiidka U Kala Goosha Gobollada Dalka

Somaliland: Xukuumadda oo Awaamiir Adag Dul-dhigtay Gaadiidka U Kala Goosha Gobollada Dalka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Somaliland ayaa maanta soo saartay wareegto meesha ka saaraysa in baraha Kaantaroollada ee dalka aanu dhaafi karin Gaadhi aan ruqasadda xamuulka iyo rakaabka dadweynaha ka haysan wasaaradda Gaadiidka.

Waxa kale oo wareegtada lagu amray in gaadhi aan lagu xidhin xaddidaada xawaaraha gaadiidka iyo Warqada badqabka Gaadiidka aanu u kala gooshi karin gobollada dalka, waxaanay wasaaradda ku gooddiday in ciddii u hoggaansami wayda go’aankaas laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan iyo ganaax lacageedba.

Wareegtada oo Ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta jidadka Somaliland Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed, ayaa lagu go’aamiyey; “In aanu kaantaroolada Dhaafi karin gaadiid aan ruqsadda ogolaanshaha rarka iyo rakaabka dadweynaha ka haysan wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland laga bilaabo taariikhda 6/10/2022. In aanu dhaafi karin Kaantaroolada dalka gaadhi aan lagu xidhin qalabka xadidaadda xawaaraha gaadiidka iyo warqada badqabka gaadiidka iyo In aan la ogolayn darawaliinta basaska rakaabka dadweynaha iyo alaabaha ee aan haysan liisanka darajada D.” Sidaas ayaa lagu yidhi Wareegtada oo intaas ku dartay in Ciddii u hoggaansami wayda awaamiirta wareegtadan waxa lagu ganaaxi doonaa lacag dhan 200,000 oo Shilinka Somaliland iyo xadhig waafaqsan xeerka wadda-marista gaadiidka ee Xeer Lr. 56/20133.

blank

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories