HomeWasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeeray Waxqabadka Mashruuc Laga Fuliyey Deegaanka Laalays Ee...

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeeray Waxqabadka Mashruuc Laga Fuliyey Deegaanka Laalays Ee Gobolka Maroodi-jeex

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laalays (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo Wefti uu hoggaaminayey, ayaa Maanta gelinkii dambe Safar shaqo ku tagay Degmada Laalays-galbeed ee Gobolka Maroodi-jeex.

Wasiirka Horumarinta Beeraha JSL iyo Weftiga uu hoggaaminayey, ayaa soo kormeeray Mashruuc muhiim ah oo ay halkaa ka fulisay Wasaaradda Beeraha oo kaashanaysa Dawladda Jarmalka.

Mashaariicda halkaa laga fuliyey ee uu Maanta soo kormeeray Wasiir Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa waxa ka mid ah Maahruuc wax lagaga qabanayo Carro-guurka iyo joojinta biyaha xawliga ku socda, si looga hor-tago inay Beeraha waxyeelo gaadhsiiyaan.

Mashruucaas ayaa waxay Wasaaraddu ka fulisay Dooxada Biji iyo degaannada ku teedsan, waxaana deegaannadaa laga hirgaliyey Barkado loo sameeyay dadka Beeralayda ah, biyo qabatino laga sameeyay goobaha biyo-mareenka ah, si loo hakiyo Ciidda, biyuhuna dhulka hoos ugu galaan.

Sidoo kale, waxa Mashruucaasi fuliyey Gabyano waaweyn oo loo sameeyay dooxyadu meelaha ay ka fidi karaan, si aanay u waxyeelayn Beeraha dalagyadu ku yaallaan iyo dhul beereedka banaan ama ay ku yaallaan beeraha khudraddu.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories