Home"Xaaladda Dalka Qiimeeyo oo Dadka Abaaruhu ku dhufteen ka daaya Buuqa iyo...

“Xaaladda Dalka Qiimeeyo oo Dadka Abaaruhu ku dhufteen ka daaya Buuqa iyo Qararacda” – Siyaasi Cabdiraxmaan Axmed Cali

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco (SLpost)- Siyaasi Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa deegaanka Sibidhlay oo ka tirsan degmada Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer ka dhagax-dhigay Saldhig Boolis oo la sheegay inay baahi weyn u qabeen bulshada halkaas deggen oo taariikh ku leh dhismaha Qaranimada ee Somaliland.

Siyaasi Cabdiraxmaan Axmed oo halkaas ka hadlay, ayaa muhiimadda uu Saldhiggu u leeyahay shacabka deegaanka oo uu ka hadlay kaddib, waxa uu ka hadlay xaaladda dalka ee xilligan ee dhinacyada siyaasadda iyo Abaarta ka jirta gobollada Dalka oo uu xusay in lagaga bixi karo in loo midoobo shacab iyo dowladba.

Siyaasi Cabdiraxmaan waxa uu Xisbiyada Mucaaradka ugu baaqay inay danahooda gaarka ah ka horseysiiyaan danta Shacabka maadaama dalku xilligan ku jiro xaalad abaareed oo baahsan.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Hadalladii laga jeediyey Madasha iyo weedhaha uu siyaasigani ku duray masuuliyiinta xisbiyada Mucaaradka

Shacabka ku dhaqan degmada Dhoqoshay ayaa lagu xusuustaa kaalintii ay ku lahaayeen gacan-ku-dhigista koox Argagixiso oo Baxsad ah, kuwaas oo bishii March 2004-tii hawl-wadeen ka tirsan hay’adda GTZ oo lagu magacaabi jiray Ms. Flora Chepkemol ku dilay Tuulada Dhubato oo ku taala Waddada isku xidha Hargeysa iyo Berbera, waxaana falkaas lagu dhaawacay Sarkaal lagu magacaabo Mr. Helkin oo ahaa Madaxa Barnaamijyada Mashaariicda GTZ ee Somaliland.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories