HomeMaxkamadda Sare ee Somaliland oo Go'aan ka soo saartay Muranka Xeer 14...

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Go’aan ka soo saartay Muranka Xeer 14 iyo Dacwaddii 47 Xildhibaan u gudbiyeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa maanta go’aan ka soo saartay Arji ay u gudbiyeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada, kuwaas oo ka codsaday inay maxkamaddu fasiraad sharci ka bixiso khilaafka ka taagan xeerka furista ururrrada siyaasadda oo ay isku khilaafeen Golaha Wakiilaldu.

47 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa 21 Dec, 2021 Maxkamadda Sare u gudbiyey arji ay ku codsanayaan inay tafsiir sharci ka bixiso Qodobka 77aad ee Dastuurka oo ka hadlaya Dhaqan-galka iyo ansixinta Xeerka Ururrada siyaasadda.

blankQaraarka Maxkamadda Sare oo lagu socodsiiyey 47-ka xildhibaan ee arjiga u gudbiyey isla markaana ay ku saxeexan yihiin 10 Garsoore oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Maxkamadda Sare, ayaa gebi ahaanba lagu laalay gal-dacwadeedka xildhibaannada oo lagu tilmaamay inaanu waafaqsanayn nidaamka sharciga ah maadaama codsiga ay Maxkamadda u gudbiyeen aanu ku saxeexnayn guddoomiyaha Golaha Wakiilladu isla markaana aanu waafaqsanayn hab-raaca dacwadaha maadaama oo arjiga lagu socodsiiyey Magaca guddoomiyaha Maxkamadda Sare halkii ay ka ahayd in lagu socodsiiyo Magaca Maxkamadda dacwaddu khuseyso.

Maxkamaddu waxa ay sheegtay inaanu arjiga Xildhibaannadu nuxur ahaan iyo sharci ahaanba waafaqsanayn Nidaamka Dacwad-furashada Dacwadaha Dastuuriga ah, sidaas awgeeedna ay gebi ahaanba laashay.

Halkan hoose kaga Bogo Qaraarka Maxkamadda Sare ee Somaliland ka soo saartay arjiga ay u gudbiyeen 47 xildhibaan

blankblankblankblankblank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories