Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo lagu Qaabilay Aqalka Baarlamaanka Maraykanka ee Capitol Hill

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisa oo ku guda jira safarkoodi Maraykanka maalintii Afraad ayaa la kulmay Xildhibaano ka...

Guulaha Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka iyo Fashilka Qorshihii Soomaaliya Maleegtay

Aqoonyahan Ismaaciil Cabdilaahi, ayaa si faahfaahsan uga faallooday Guulaha Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka iyo Fashilka Qorshe lid ku ah safarka weftiga madaxweyne Muuse...

Somaliland President appeals for International Recognition

The president of Somaliland Republic Muse Bihi Abdi has appealed to the international community to recognise his country. Speaking in Washington on Monday, Muse Bihi...

Imtixaanaadka: Jeermiska Ugu weyn ee dilla Waxbarashada!

Akhriste marna ma is weydiisey macnaha ay ku fadhiyaan imtixaanaadku! Korodhka aqoonta ardeyga intee in leeg ayey ka qeyb qaataan? joog! Su’aal?; maka qeyb qaataan...

Xildhibaanno Warqad ay ku taageereen Qadiyadda Somaliland u diray Madaxweynaha Maraykanka

Washington (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Aqalka Sare ee Maraykanka (Senate), ayaa maamulka xukuumadda madaxweyne Biden u gudbiyey warqad  ay ku codsanayaan in dowladdoodu xidhiidh...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Hadal-haynta Sheekh Aadan-sunne

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sheekh Aadan-Sunne oo ka mid Culimada Hargeysa oo maalmihii u dambeeyey la waayey meel iyo jaan-cidhib dhigay...

“Waanu dareemeynaa xanuunka iyo murugada maanta haysata dadka reer Ukraine sababtoo ah…” Madaxweynaha Somaliland

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi oo booqasho rasmi ah u jooga dalka Maraykanka, ayaa fiidnimadii caawa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img