HomeXukuumadda Somaliland oo ka hadashay Hadal-haynta Sheekh Aadan-sunne

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Hadal-haynta Sheekh Aadan-sunne

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sheekh Aadan-Sunne oo ka mid Culimada Hargeysa oo maalmihii u dambeeyey la waayey meel iyo jaan-cidhib dhigay isaga iyo qoyskiisuba.

blankWasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdillaahi Maxamed Xuseen oo Saxaafaddu wax ka waydiisay halka ay ku ogyihiin Sheekh Aadan-sunne iyo Qoyskiisa, ayaa sheegay inay u guureen Dalka Soomaaliya, Wasaaradda Arrimuhuna ka war-hayso halka uu kaga sugan yahay Dalkaasi.

“Sheekh Aadan-sunne isagaa ka guuray Magaalada Hargeysa, Cid alaale iyo Cid xidhay ma jirto, Cid afduubtay ma jirto, Cid amaankiisa wax u dhintayna ma jirto, isagaa Iskii u tagay, isagaa Qoyskiisa rartay, halka uu u guurayna Wasaaradda Arrimaha guduhuna way ogtahay iyo halka uu hadda ku sugan tahay,” ayuu yidhi Wasiirku.

Isaga oo hadalkiisa sii watay, waxa uu intaas ku daray, “Waxaase jira baadhitaan oo laamaha amnigu wadaan, war-bixin dhamaystirana waanu ka soo saaraynaa, Ciddii kalkaalisayna war-bixinteeda waanu soo gudbinaynaa,” ayuu yidhi Wasiirku.

Xukuumadihii kala dambeeyey ee Somaliland, ayaa tiraba dhowr jeer xabsiga dhigay Sheekh Aadan-Sunne oo inta badan ku dhaliili jiray xukuumadda arrimo khuseeya Diinta Islaamka oo inta badna lagu murmo.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories