Monthly Archives: December, 2022

spot_imgspot_img

“Somaliland Uma Baahna Qolo Iyo Qabiil” – Maayirka Hargeysa Oo Ka Dhawaajiyey Loolan Mandaqadda Geeska Afrika Ka Bilaabmay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Hargeysa ahna Maayirka Caasimadda, Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sawir guud ka bixiyey caqabado Qabyaaladdu hormuud u tahay oo hortaagan...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Ustaad Cabdinaasir Macalin Caydiid

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay geerida Allah Ha u naxariistee Ustaad Cabdinaasir Macalin Caydiid oo Xalay ku geeriyooday...

Somaliland: Nuxurka Heshiis Laba Geesood ah Oo Dhexmaray Maxkamadda Sare iyo Jaamacadda Abaarso Tech

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ahna Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland iyo Jaamacadda Abaarso Tech, ayaa kala saxeexday heshiis laba geesood ah. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna...

Faahfaahin Ku Saabsan Xeerka Iskaashiga Maraykanka Iyo Somaliland Oo Madaxweyne Biden Saxeexay

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Joe Bide, ayaa saxeexay horraantii bishan xeerka ogolaanshiyaha difaaca qaranka Mareykanka, kaas oo diiradda saaraya ammaanka qaranka, isaga oo sidoo...

Madaxweynaha Somaliland oo ka qay-bgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamed Diiriye Cige

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Uubaale ee Koonfurta Hargeysa loogu sameeyey marxuum Maxamed...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Tabobar Aqoontooda Lagu Kobcinayo U Furay 50 Xubnood Oo Garsoorka ka tirsan

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa tabobar muddo lix maalmod socon doona oo lagu baran-doona u furay 50...

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Awaamiir Hor Leh Soo Saaray

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Awaamiir Hor Leh Soo Saaray maanta kaddib markii ay muddooyinkii u dambeeyey kor u kaceen khasaaraha naf iyo maalba leh...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img