Shirkadda Facebook Oo Somaliland Keentay Xadhkaha Internetka ee Fiber Optic
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Techology-ga ee Somaliland Oo maanta hortagay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa sheegay in shirkadda Facebook ay...
Guul Somaliland U Soo Hoyatay Oo Hargeysa looga Damaashaaday
Hawl-wadeennada Baanka Dhexe ee Somaliland, ayaa munaasibad soo dhaweyn ah u qabtay Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland, Md Cali Cabdillaahi Daahir Oo dalka Bahrain...
“Waxa La Inagu Xantaa Inaynaan Odayaasheena Dhaqanka Ka War-Hayn” ~ Wasiirro Isku Deegaan ah oo Madal Ku Kaftamay
"Waxa La Inagu Xantaa Inaynaan Odayaasheena Dhaqanka Ka War-Hayn" ~ Wasiirro Isku Deegaan ah oo Madal Ku Kaftamay Ka DAawo Muuqaalka HOose https://youtu.be/bCUuwfuBzD4
Somaliland Oo U Jihaysatay Weji Cusub Oo Siyaasadeed
Somaliland ayaa maanta U Jihaysatay Weji Cusub Oo Siyaasadeed kaddib markii ay maanta si rasmi shahaadooyinka aqoonsiga u qaateen Ururrada Cusub ee siyaasadda oo...
Reer Gabiley Oo Rejo Weyn Ku Abuuray Dr Gaboose Oo Mar Kale Garnaqsi U Bandhigay
Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley, waxaanay badhtamaha magaalada kula sheekaysteen wax-garad iyo dadweyne...
“Ninka Doonaya Madaxweyne, inteenaasi Intaynu Tashanno Ayaynu Ku Odhanayna…” Xildhibaan M Abiib
"Ninka Doonaya Madaxweyne, inteenaasi Intaynu Tashanno Ayaynu Ku Odhanayna..." Xildhibaan M Abiib oo khudbad u jeediyey Jaaliyadda reer Awdal ee ku nool magaalada London. https://youtu.be/5Mxc0sGbivQ
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

