Monthly Archives: November, 2022

spot_imgspot_img

Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Qodobbo Muhiim ah Lagaga Hadlay

Hargeysa (SLpost)- Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta warbixinno lagaga dhegaystay Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Qorsheynta Qaranka, Hawlaha Guud iyo Cadaaladda. Wasiirka...

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u Fidiyey Boqolaal Maxaabiis ah

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray oo sumaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-953/112022, waxa uu cafis ugu fidiyey maxaabiista...

Sawirka Guud ee Xaaladda Degmada Boocame Oo Waxqabadka Somaliland U Heelan ~ WARBIXIN

Isu-duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Sool, Maxamuud X. Khaliif, ayaa Sawir guud ka bixiyey Xaaladda degmada Boocame ee gobolkaas oo dhawaan ciidamada Qaranku la...

Go’aamo Ka soo baxay Shir-sannadeedka Guddiyada Horumarinta Waxbarashada Degmooyinka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddiyada Horumarinta Waxbarashada Degmooyinka Somaliland, ayaa shir-sannadeedkooda ka soo saaray qodobbo lagu xoojinayo waxbarashada dalka isla markaana kor loogu qaadayo tayada manhajka...

Shirkad Caalami ah Oo Somaliland Ka Dhisaysa Wershadda Saliidda Cuntada

Dubai (SLpost) - Shirkadda IFFCO, ayaa la sheegay inay Somaliland dhisayso wershad soo saaraysa saliidda cuntada, iyadoo dhismaha wershadda laga hirgelinayo Aagga Dhaqaalaha ee...

Muxuu Madaxweynaha Somaliland Kala Hadlay Afar iyo Toban Dubloomaasi oo Kulan Dhexmaray

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa habka maqalka iyo Muuqaalka kula kulmay Afar iyo toban Safiir oo ka tirsan Beesha Caalamka...

Khilaafka Golaha Guurtida Somaliland ee Sababay Fasaxa Labada Bilood ah

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta galay Fasax Laba Bilood ah, kaddib markii ay mudaneyaashu isku meel mari waayeen doodda Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo doonka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img