HomeMadaxweynaha Somaliland oo Cafis u Fidiyey Boqolaal Maxaabiis ah

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u Fidiyey Boqolaal Maxaabiis ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray oo sumaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-953/112022, waxa uu cafis ugu fidiyey maxaabiista ku jirta Xabsiyada dalka ee dambiyada fudud u xidhan.

Wareegtada Madaxweyanaha oo ka duulaysa saamaynta caafimaad ee ka dhalatay xannuunka xumadda oo faro-baas ku haya bulshada, fayo-dhowrka maxaabiista ku jirta xabsiyada oo buux-dhaafay iyo qoraal xafiiska xeer-ilaalintu madaxweynaha kaga codsaday xafiska maxabiista 8-dii bishan 11aad, waxa uu Md Muuse Biixi Cafis u fidiyey tiro ku dhow 600 maxbuus.

Sidoo kale, wareegtada Madaxweynaha oo ka duulaysa Qoraalka Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta 7-dii bishan ku soo gudbiyey Maxaabiista Cafiska galaya Sannadkan, waxa uu madaxweynuhu ku yidhi, “In Laga bilaabo taariikhda maanta aan Cafis Guud u fidiyo maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada Dalka ku xidhan oo tiradoodu dhan tahay 594 (Shan Boqol iyo Afar iyo Sagaashan) maxbuus.”

“Cafiskani saamayn kuma laha xuquuqda madaniga ah iyo raad ciqaabeed ee ka dhalanaya dembiyada ay ku xukunnaayeen. Waxa cafiskan fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyada oo la raacayo liiska Maxaabiista ee halkan ku lifaaqan,” Sidaas ayuu Md Muuse Biixi ku yidhi wareegtada uu cafiska ugu fidiyey 594-ka maxbuus.

Somalilandpos.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories