Maxay Ka Wada-hadleen Wasiirka Horumarinta Biyaha iyo Guddiga Dhaqaalaha ee Wakiillada Oo Kulan Yeeshay?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha ee Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa maanta hortay Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada. Kulanka Wasiirka iyo Guddiga...
“Beesha Caalamku Yaanay Somaliland Caawinin, Waxay Ka Dhigan tahay Carruurteenu Yaanay Waxbarasho Helin”
"Beesha Caalamku Yaanay Somaliland Caawinin, Waxay Ka Dhigan tahay Carruurteenu Yaanay Waxbarasho Helin" - Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland oo ka jawaabay go'aamadii...
Xisbiga KULMIYE Oo Ka Jawaabay Dhawaaq Ka soo yeedhay Axsaabta mucaaridka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga KULMIYE, Mudane Saleebaan Siciid Cali, ayaa si adag uga jawaabay hadallo sharciyadda ka baxsan oo ay xalay...
Taliyaha Booliska Somaliland oo Si Adag Uga jawaabay Dhawaaq ka soo yeedhay Xisbiyada Mucaaradka
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Saqadhi (Dabagale), ayaa ka digay rabshado taageerayaasha mucaaradka ahi ka sameeyaan dalka. Taliyaha oo ka jawaabay...
Xisbiyada Mucaaradka Oo Ka Dhawaajiyey Go’aamo Liddi Ku ah Dastuurka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee UCID iyo Waddani, ayaa caawa soo saaray mowqifkooda ku aaddan khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Qabsoomidda Doorashooyinka Madaxtooyada...
13-ka November Waa Lagu Kala Calaf-Qaaday ~ Xaaladda Somaliland iyo Wacadka Mucaaradka ee Berri
13-ka November Waa Lagu Kala Calaf-Qaaday ~ Xaaladda Somaliland iyo Wacadka Mucaaradka ee Berri oo Si Qoto-dheer lafo-gur loogu sameeyey. Kaga Bogo Muuqaalka Hoose Warbixinta https://youtu.be/g7ZQ1ZA-r5s
Somaliland Government and Expats Must Refute Misinformation Of Somalia Against Somaliland Recognition
SOMALILAND GOVERNMENT AND SOMALILAND EXPATS AROUND THE WORLD must refute relentlessly three pieces of misinformation that leaders of Somalia have been telling the world...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

