Monthly Archives: November, 2022

spot_imgspot_img

Somaliland Oo Ka Hadashay Heshiiska Nabadeed Ee TPLF Iyo Dawladda Itoobiya

Hargeysa (SLPOST) - Dawladda Somaliland, ayaaa ka hadashay isla-markaana soo dhawaysey heshiiska ay gaadheen Dawladda Federaalka Itoobiya iyo JabhaddaTigreega ee TPLF. Heshiiskan oo lagu soo...

Gobollada Hawd iyo Maroodijeex oo Yeeshay Xuduud Cusub

Deegaanka Mitir-ka ee Koonfurta Hargeysa, ayaa maanta laga dhagax-dhigay Kaantarool cusub oo xuduud u noqon doona gobollada Maroodijeex iyo Hawd. Wasiirro Xukuumadda ka tirsan, Badhasaabbada...

Dab Ka kacay Badhtamaha Hargeysa oo Ciidanka Dab-demisku Damiyeen + SAWIRRO

Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Dabdemiska magaalada Hargeysa, ayaa ku guulaystay inay damiyaan Dab ka kacay barxada hore ee Mall-ka Durdur Business oo ku yaalla ka...

Ururrada Siyaasadda Ee Ka Soo Gudbay Tartankii Madax-taabashada Oo Lagu Dhawaaqay

Hargeysa (SLPOST) - Guddiga Furista iyo Ansixinta axsaabta Siyaasadda Qaranka Somaliland, ayaa Maanta ku dhawaaqay in 9 urur siyaasadeed ay ka soo gudbeen tartankii...

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dhoolla-tus Ku Sameeyay Degmada Boocame + Sawirro

Boocame (SLPOST) - Ciidammada Qaranka Somaliland ee fadhiisimada ku leh degmada Boocame eee Gobolka Sool, ayaa Maanta halkaa ku sameeyay Dhoolla-tus Ciidan isla-markaana kormeer...

Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Siciid Sulub iyo Gud Faysal Cali Waraabe Oo Fagaare Isku Weeraray?

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka qayb-galay xafladda Qalin-jebinta Jaamacadda Beder. https://youtu.be/hJ04IKIf6cg

Magacyada 9 Urur Oo La Tartami Doona 3-da Baarqab ee Siyaasadda Somaliland

Guddiga Diiwaangelinta ururada iyo ansixinta Asxaabta Siyaasadda Ayaa maanta Soo saaray Tirada 9 urur-siyaasadeed oo ka soo dhex-baxay 14-ka urur-siyasadeed ee tartanku ku dhexmaray...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img