Monthly Archives: October, 2022

spot_imgspot_img

Xogta Shirka Burco Berri Ka Furmaya, Cidda Isha Ku Haysa, Tuhunka Ajandihiisa iyo Talooyin Loo Jeediyey

Xogta Shirka Burco Berri Ka Furmaya, Cidda Isha Ku Haysa, Tuhunka Ajandihiisa iyo Talooyin Loo Jeediyey Kaga Bogo oo ka Daawo Muuqaalka Hoose https://youtu.be/IfgPXHuqOGM

SAYID: Carooggii Saboolka iyo Astaantii Xaq-u-dirirka Saxaafadda Somaliland Oo Aas Qaran Loo Sameeyey

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyey Allah ha u naxariistee Guddoomiyihii Telefishanka madaxa-bannaan ee Horyaal24 Tv Maxamed Cismaan Mire (Sayid)...

Golaha Guurtida Oo Ka Dayriyey Xaaladda Qaxooti Somaliland Ku Sugan iyo Raashin Danyarta Loo Qaybiyo

Golaha Guurtida Oo Ka Dayriyey Xaaladda Qaxooti Somaliland Ku Sugan iyo Raashin Danyarta Loo Qaybiyo https://youtu.be/0cAuMUhgH80

Waxaan ka doortay Kala-taggeenna

Hiif aan dhammaanayn iyo hagardaamo joogto ah, waaxan ka doortay kala tageenna.Kalsooni la’aan iyo kulalyl aan kala joogsi lahayn, waaxan ka doortay kala tageenna....

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suxufi Maxamed Cismaan Mire (Sayid)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...

“Somaliland Hadday Jaar Wanaagsan leedahay, Dolwadaha Nukliyeerka Haysta ayay ka mid Noqon lahayd”

Somaliland Hadday Jaar Wanaagsan leedahay, Dolwadaha Nukliyeerka Haysta ayay ka mid Noqon lahayd ~ Sidaas waxa yidhi Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo si qoto-dheer u...

Bahda Somalilandpost waxay Tacsi u dirayaan Geerida Suxufi Maxamed Cismaan Mire (Sayid) Oo Addis Ababa Ku geeriyooday

Dhammaan hawl-wadeennada iyo maamulka warbaahinta Somalilandpost waxa ay halkan ka tacsiyeynayaan Geerida ku timi Allah ha u naxariistee Marxuum Maxamed Mire Cismaan (Sayid) oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img