“3-da Xisbi iyo 5-ta Urur ee Soo Baxa Ayaa Tartan Kale Wada Geli Doona Dabadeed Saddex Xisbi Qaran ayaa Ka Soo Bixi Doona”
"3-da Xisbi iyo 5-ta Urur ee Soo Baxa Ayaa Tartan Kale Wada Geli Doona Dabadeed Saddex Xisbi Qaran ayaa Ka Soo Bixi Doona" -...
“Dad Itoobiyaan Ah baa Somaliland Lagu Dejinayaa, Sidii Falastiin Dhulka Looga Qaaday baa laynooga Qaadayaa”
"Dad Itoobiyaan Ah baa Somaliland Lagu Dejinayaa, Sidii Falastiin Dhulka Looga Qaaday baa laynooga Qaadayaa" Xildhibaan Axmed Oo Ka Digay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka...
“Waar Ha Ina Gumaynina Idinkuba Meel Walba Qaxoonti baad Ku joogtaan” ~ Gud. Golaha Guurtida Somaliland
"Waar Ha Ina Gumaynina Idinkuba Meel Walba Qaxoonti baad Ku joogtaane" ~ Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo Guddi u saaray Xeerka Magangelyo Doonka iyo...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bogaadiyey Aqalka Senate-ka Maraykanka Oo Taageero U Muujiyey Xukuumadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynahaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa bogaadiyey guddiga Arrimaha dibada ee Aqalka Odayaasha (Senate) Maraykanka oo ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya...
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Odoroska Miisaaniyadda 2023 Oo Muhiimad Gaar ah Siinaysa Qabsoomidda Doorshooyinka
Hargeysa (SLpost)- Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagu ansixiyey oddoroska miisaaniyad-sannadeedka Qaranka ee 2023-ka, taas oo muhiimad gaar ah siinaysa...
Dhawaaq Dhiillo Xambaarsan oo Ka yeedhay Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Kaga Jira Gobolka Sool, ayaa eedaymo u jeediyay Guddiga diiwaan-gelinta Ururrada iyo ansixinta Xisbiyada...
Somaliland: Hawl-gal Saacado Qaatay Oo Loogu Gurmaday Askari Ku Qarraqmay Dhaamka Gabiley
Somaliland: Hawl-gal Saacado Qaatay Oo Loogu Gurmaday Askari Ku Qarraqmay Dhaamka Gabiley https://youtu.be/ej4l3nW_mkY
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

