Monthly Archives: July, 2022

spot_imgspot_img

Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa iyo Falanqaynta Dadka Baahiyaha Gaarka leh

Hargeysa (SLpost)- Iyadoo Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa ay si habsami ah uga socoto Carwada 15aad ee Buugaagta Hargeysa, waxa shalay lagu marti-qaaday, soo-dhaweyn heersare...

Wefti Ka Socda Jabuuti oo Buugaag Ku Soo Bandhiggay Carwada 15-aad ee Buugaagta Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo uu ka socda bandhigga 15aad ee Carwada Buugaagta Hargeysa oo maalinta 5aad maraya, waxa shalay gelinkii dambe...

Culayska Uu Nolosha Bulshada Ku Hayo Sicir-bararka Shidaalka iyo Doodda Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (SLpost) - Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Sicir-bararka dhinacyada Maceeshadda iyo shidaalka ah ee dalka ka jira. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Muuse Ibraahim Salaf...

Hargeysa oo lagu soo bandhigay Mucjisooyin Lagala Kulmay Masiibadii Suuqa Waaheen

Hargeysa (SLpost)-- Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa waxa habeen hore lagu soo bandhigay Mucjisooyin Lagala Kulmay Masiibadii Suuqa Waaheen, Qorsheyaasha loo dejiyey dib u dhiskiisa...

Prof Samater oo Ka Dhawaajiyey Mowqif Ka Dhan ah Xisbiyada Mucaaradka iyo Madaxweynaha Somaliland

Prof Axmed Ismaaciil Samatar Samater oo Shaaciyey Mowqif Ka Dhan ah Xisbiyada Mucaaradka iyo Madaxweynaha Somaliland oo isku khilaafsan Arrimaha doorashooyinka iyo Furista ururrada...

Bandhigga Carwada Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Galay Maalintii 3-aad

Hargeysa (SLpost) - Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxa Maalintii saddexaad ka socda bandhigga Carwada Caalamiga ah ee Biugaagta Hargeysa, taasi oo si rasmi...

Murashax Cirro Oo Taageerayaasha Xisbiyada Mucaaradka Ugu Baaqay Dibed-baxyo aan Qorsheysnayn

Hargeysa (SLpost) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ku dhawaaqay inay taageerayaasha Xisbiyada Mucaaradka ah ee Gobollada dalka oo dhami ay samayn doonaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img