Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu Baxaya Dalka Maraykanka oo uu marti-qaad ka helay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay socdaal shaqo ku tagayaan waddanka Maraykanka horaanta...
Dublomasiyiin Maraykanka oo Dowladdooda ugu baaqay inay Deg-deg u Aqoonsado Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Diblomaasiyiin hore u soo maray Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, gaara ahaan Waaxda qaabilsan Arrimaha Africa, ayaa ka qoomameeyey fursado dibloomasiyeed oo...
Golaha Guurtida Somaliland oo ka dayriyey Xaaladda Waxbarashada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigii shalay dood adag ka yeeshay xaaladda Waxbarashada dalka. Mudaneyaasha Golaha Guurtidu waxa ay talo ahaan u soo jeediyeen...
Pakistan: Tobanaan Qof oo u geeriyooday Baraf Xannibay
Islamabad (SLpost)- Inta la ogyahay, 21 qof ayaa geeriyooday kaddib markii Baraf xooggan oo ka da’y Woqooyiga Dalka Pakistan uu ku dhex xannibay baabuurtooda. Ilaa...
Dowladda Ingiriiska oo Somaliland ka caawinaysa Horumarinta Tayada Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dowladda Ingiriiska oo ay wakiil ka tahay shirkadda Adam Smith la kaashanaysa horumarinta tayada Ciidamada Milatariga iyo Kaabayaasha xarumaha...
Somaliland: British Consultancy firm expected in Hargeysa to advise Army
Somaliland’s defence minister Abdiqani Mohamoud Aateye and the head of the Somaliland National Armed Forces, General Nuh Ismail Tani, have contracted London-based consultancy firm...
Muxuu Xidhiidhka Israel ka tari karaa Qadiyadda Aqoonsi-raadinta Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inaanay jirin sabab Jamhuuriyadda Somaliland ka horjoogsanaysa inay xidhiidh diloomaasi la samayso Waddan kasta oo dunida...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

