Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Somaliland: Magacyada iyo Dambiyada loo Haysto Murrashaxiin qaarkood xidhan yihiin iyo Caddeymaha Booliska

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa soo bandhigay caddaymo ay u hayaan dambiyo loo haysto afar murashax oo doorashada Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada uga...

Warbaahinta Dunida Carabta oo Garowshiinyo ka bixisay Qadiyadda u Dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Warbaahinta The New Arab oo wax ka qorta Arrimaha bariga dhexe iyo Afrika, ayaa War-bixin dheer ka qortay Arrimo la xidhiidha Xaaladda...

“Beelaha habarjeclo saddex cisho ha iga war sugeen” – Boqor Buurmadow oo u Hanjabay Qaranimada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Aw Muxumed Maxamed (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, ayaa ka hadlay arrinta Generaal Jaamac Doolaal oo...

Hargeisa BYPASS: Jid muhiimad u leh caasimadda Hargeysa oo dhismihiisa la dhagax-dhigay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo isku xidhaysa Kaantaroolka Halleeya iyo Cusbitaalka Shifo oo dhan...

Hargeysa: Munaasibad lagu taageeray Murashaxiinta Maayar Soltelco iyo Yuusuf Kirix

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad bilan oo kulmisay haldoorka caasimadda Hargeysa, ayaa taageero loogu muujiyey Murashaxiinta Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo mar kale u taagan tartanka Golaha...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Dowladda Ingiriiska oo Dalka soo gaadhay?

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Kate Foster oo uu wehelinayey...

Hoggaanka UCID oo Dowladda Ingiriiska hor-dhigay Xadhig loo geystay Murashixiin Xisbiga ka tirsan

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa maanta kulan magaalada Hargeysa kula qaatay Safiirka Dowladda Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img