Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Maraykan: Argagax Ka Dhashay Laba Iimaam oo Walaalkood toogasho ku dilay

Magaalada Kansas City, ee gobolka Missouri ee dalka Mareykanka waxaa lagu dilay laba wiil oo ahaa dhalinyaro Soomaaliyeed da’doodana lagu sheegay 14 iyo 16...

Maxay ka wada-hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Ergayga Dhexdhexaadinta khilaafaadka Dalka Qatar?

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda dowladda Qatar oo safar shaqo ku yimi...

Xukuumadda Somaliland oo Go’aan ka soo saartay Libaaxyo Gudaha Hargeysa lagu xannaaneeyo

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta go'aan ka soo saartay Libaaxyada uu magaalada Hargeysa ku Dhaqdo siyaasiga Cali Maxamed Waran-cadde, kaddib markii uu khasaare...

Ciidammada Booliska Somaliland oo Waaran Maxkamadeed la raadinaya Murashaxiin Komishanku ansixiyey

Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa shaaciyey Magacyada Laba Musharrax oo ka sharraxan Xisbiyada WADDANI iyo UCID, kuwaasi oo lagu eedeeyay in markii ay...

Hargeysa: Libaax laba Qof ku dhaawacay Badhtamaha Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa xaqiijiyey inuu laba Qof oo shacab dhaawacyo u geystay mid kamid...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Qalalaasaha Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Mowqifka xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay qalalaasaha siyaasadeed iyo qul=qulatooyinka ammaan ee ka taagan dalka Soomaaliya, waxaanu dowladda...

Somaliland iyo Kenya oo iska kaashanaya Tirakoobka iyo Tabobarrada Ururinta Xogta

Hargeysa (SLpost)- Dawladaha Somaliland iyo Kiiniya, ayaa iska kaashanaya tirakoobka bulshada iyo tababarada kor u qaadista aqoonta bulshada. Madaxa iskaashiga horumarka Xafiiska Jamhuuriyadda Somaliland ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img