Xisbiga WADDANI oo Isu-soo-baxyo ballaadhan ku bilaabay Ololaha Doorashada Goleyaashada Deegaanka iyo Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maalintiisa koowaad ee Ololaha doorashada ku bilaabay isu-soo-baxyo ballaadhan oo ay taageerayaasha murashaxiinta Goleyaasha deegaanka iyo...
Press Release: International team to observe Somaliland’s parliamentary and local council elections
Ahead of Somaliland’s long-delayed second parliamentary election and third local council elections on 31 May 2021, a team of 12 international observers is arriving...
Nuxurka War-saxaafadeed ay soo saareen Kor-joogayaasha Caalamiga ah ee Doorashooyinka Somaliland
“Kormeerayaal ahaan, kaalintayadu maaha keliya ololaha, maalinta codaynta iyo natiijada oo keliya, laakiin waxa kale oo noo muhiim ah xeerarka doorashooyinka iyo sida loo...
Ujeeddada Kulan dhexmaray Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Guddida anshaxa iyo xallinta khilaafaadka doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha guddida anshaxa...
Xisbiga Kulmiye oo Wacdaro ku Bilaabay Ololaha Doorashada iyo Nuxurka Khudbad Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Beerta Xorriyadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, ahna Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa fagaaraha beerta Xorriyadda ee magaalada Hargeysa maanta ka daah-furay Ololaha Doorashooyinka...
Ololaha Doorashooyinka Somaliland oo bilaabmay iyo Wacdarihii maanta ee Xisbiga UCID
Hargeysa (SLpost)- Guud ahaan gobollada Somaliland, waxa maanta si rasmi ah uga bilaabmay Ololaha Doorashooyinka isku-sidkan ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo la filayo...
Somaliland
Natiijada Doorashadii Golaha Wakiillada Somaliland 2005 iyo Liiska Xildhibaanadii ku soo baxay
Hargeysa (SLpost)- Bishii October sannadkii 2005-tii waxa Somaliland looga dareeray Doorashadii ugu horeysay ee Shacabku gacantooda ku soo doortaan Xildhibaannada ku metelaya Golaha Wakiillada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

