Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugulle
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi...
Komishanka Doorashooyinka oo Digniin u diray Ururrada Samafalka ee Caalamiga ah iyo kuwa Maxalliga ah
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta soo saaray Warqad ay ku socodsiiyeen Dhammaan Ururrada ka shaqeeya Samofalka & Horumarinta ee Maxaliga ah kuwa...
Hargeysa: Tababar dacwadaha doorashooyinka ku saabsan oo loo furay guddoomiyayaasha iyo garsoorayaasha Maxkamadaha dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay weheliyaan garsoore Cabdiraxmaan Xasan Nuur oo...
Hargeysa: Murashax Doorashada ka hor Dadkiisii ka dareereen iyo Halka ay u jihaysteen
Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Taageerayaasha murashax Cabdiqaadir Muuse Taydh oo Golaha wakiillada uga sharraxan gobolka Maroodijeex, ayaa maanta shaaciyey inay kalsoonidii iyo...
Suxufi ma ogtahay in aad Daneeyaha Guud ee Doorashada tahay?
WQ: Xuseen Cali Nuur 31-ka Bisha May ee sannadkan 2021, Jamhuuriyadda Somaliland waxay u ballansan tahay doorashada isku sidkan oo ah nooc ku cusub dalka....
Wax badan ka Ogow Hannaanka Codbixinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray nidaamka cod-bixinta ee muwaadiinta looga baahan yahay inay raacaan maalinta Codbixinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee Goleyaasha deegaanka...
Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland Ee SOMA oo ka hadlay Doorashooyinka Fariina U Diray Suxufiyiinta
Hargeysa (SLpost)- Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA) waxa uu ugu baaqayaa Suxufiyiinta ka hawlgala hay’addaha warbaahinta Online-ka ee gudo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

