Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Warbaahinta Dunida oo ka faallootay 30-guurada Madaxbannaanida Somaliland iyo Aqoonsi la’aanta

Hargeysa (SLpost)- Salaasadii Toddobaadkii hore oo ku beegnayd 18-ka bisha May, 2021 ayaa guud ahaan Somaliland looga dabbaal-degay Xuska 30 Guurada ka soo wareegtay...

Murashax Farxaan Muuse Iimaan oo Xadhigga ka jaray Xafiiska Ololaha ee Degmada Ballicabane

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex Farxaan Muuse Iiman oo uu weheliyo murashaxa Golaha Deegaanka Degmada Balicabane Ibraahim Cabdilaahi Aw-Khaliif, ayaa maanta xafiis...

Murashaxiinta Jamaal Cismaan iyo Axmed Kaare oo Kormeeray Xafiisyadooda degmada 31-ka May

Hargeysa (SLpost)- Murashax Jamaal Cismaan Cabdilaahi oo u sharraxan Golaha Deegaanka ee Hargeysa iyo Murashax Axmed Maxamuud Kaare oo u tartamaya kuraasta Golaha Wakiillada...

Askar ka tirsan Milatariga Ethiopia oo lagu helay Fal-dambiyeedyo ay ka geysteen gobolka Tigray

Addis Ababa (SLpost)- War ka soo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalka Ethiopia, ayaa lagu sheegay in Afar askari oo ka tirsan Milatariga dalkaas...

Murashax Xasan Ogaal Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Degaamo Ka Tirsan Gobolka Saaxil

Berbera (SLpost)- Murashax Xasan Cumar Xasan (Ogaal) oo ka mid ah Musharraxiinta Xisbiga WADDANI ee Golaha Wakiillada uga sharraxan Gobolka Saaxil iyo wefti uu...

Komishanka Doorashooyinka oo soo saaray Jadka Ololaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada JSL

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka ee Somaliland, ayaa maanta soo saaray Jadwalka Ololaha Doorashada Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiiladda iyo Deegaanka oo lagu soo koobay muddo...

Somaliland: Tirada Ciidammada ka Hawl-galaya Sugidda Ammaanka Doorashada iyo Xuduudaha oo la xidhayo

Hargeysa (SLpost)- Fadhigii 75aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img