HomeWasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo daahfurtay Mashruuc lagula dagaalamayo Xannuunka Dhimirka

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo daahfurtay Mashruuc lagula dagaalamayo Xannuunka Dhimirka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta daahfurtay mashruuc loogu adeegayo Caafimaadka dadka qaba Xannuunka Dhimirka.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa si rasmi ah magaalada Hargeysa uga daah-furay mashruucan oo hirgelintiisu ku timi kaddib markii ay wasaaraddu dhammeystirtay qorsheyaasha siyaasadeed ee Caafimaadka Dhimirka.

blankMunaasibadda lagu daah-furay mashruucan waxa goob-joog ka ahaa oo si wada-jir ah u daah-furay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Agaasimaha Guud ee Shaqo-gelinta, Arimaha Bulshada iyo Qoyska.

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa siyaasad buuxda u samaysay Caafimaadka dhimirka iyada oo loo qorsheeyay in Cusbitaal gaar ah dalka looga wada dhiso bukaanada dhimirka oo qaarkood laga hirgeliyey, in mihnadlayaal iyo hawlwadeeno Caafimaad oo gaar ah loo tababaro iyo in wacyigalin balaadhan loo sameeyo bulshada taasoo ay kamid yihiin in bulshada laga wacyi-galiyo waxyaabaha sababa xannuunada Dhimirka iyo  sida loola dhaqmo dadka qaba xannuunada dhimirka.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories