HomeHargeysa Stadium oo Laga dhigayo Garoon la Jaan-qadaya Kuwa Caalamka

Hargeysa Stadium oo Laga dhigayo Garoon la Jaan-qadaya Kuwa Caalamka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Mashruuc loogu tartamayo Iftiiminta iyo Koronto-gelinta Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Hargeysa, kaas oo saamaxaya in xilliyada habeenkii lagu cayaari karo Hargeysa Stadium.

Hargeisa Stadium, Ciyaaraha Gobollada Somaliland 2020
Hargeisa Stadium, Ciyaaraha Gobollada Somaliland 2020

Kulan maanta ku qabsoomay xarunta Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo lagu shaaciyey Mashruucan oo hore loo naadiyey iyo tirada shirkadaha inay u tartamaan u soo xaraystay, waxa goob-joog ka ahaa Xubnaha Guddiga Qandaraasyada iyo wakiillo ka socday 14 Shirkadood oo mashruucan ku tartamaya.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo kulanka ka hadlay, ayaa halkaas ka ballan-qaaday in guddigu si caddaalad ah u kala saari doonaan shirkadaha u taramaya isla markaana ay si daah-furan u soo bandhigi doonaan shirkadda ku guulaysata mashruuca iftiiminta Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa oo laga maalgelinayo Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2021-ka.

Hadalka Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada iyo xubno ka mid ah shirkadaha u tartamaya mashruucan, kaga bogo muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories