HomeWasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Khatarta Baraha Bulshada

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Khatarta Baraha Bulshada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore, ayaa ugu baaqay shacabka reer Somaliland inaanay rumeysan waxa lagu soo qoro baraha bulshada (Social Media), isaga oo ku tilmamay inay adduunka dhib weyn ku hayaan, isla markaana dalka khal-khalgeliyeen.

Wasiir Koore waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta ka hadlayay ‘Kulanka wada-tashiga Wasaaraddaha iyo hay’adaha dawladda ee wacyi-gelinta heer qaran’ oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

blankMar uu ka hadlayay Koore muhiimadda ay qaranka u leedahay Wacyigelintu, ayaa waxa uu yidhi“Umadda reer Somaliland si weyn ayay ugu baahan tahay in waaxda iyo wacyi-gelinta qaranka guud ahaan la xoojiyo,…waa wax maskaxdeena ka soo wada burqanaya in loo baahan yahay”

Wasiirka Warfaafintu waxa uu ka garaabay khatarta barasha bulshadu ku hayaan Qaranimada iyo xogaha lagu baahiyo oo uu ku tilmaamay qaar aan lagu kal-soonaan Karin.

“Baraha Bulshadu (Social Media) waa waxa dalka khal-khaliyay, oo adduunkana dhib ku haya, oo aan lahayn masuuliyad loo raaco, iyo xogtiisa meesha laga raadinayo oo aan si dhib yar loo helin,ama dad baddan oo fikirkoodu  masuuliyaddi saarnayn ay waxay doonaan ku qorayaan, Dad ayay isku dirayaan, waxay doonaan ayey ku hadlayaan, wax beena (Fake) ayay sheegayaan, wax laga yaaba inay dad ay hor ILAAHAY u akhristaan oo run u qaataan,” ayuu yidhi Wasiir Koore.

Sidoo Kale, Wasiir Koore waxa uu ka hadlay sheegay sugnaanshiyaha wararka ay baahiyaan hay’adaha war-baahineed oo tix-raaca leh “Haddii TV war sii daayo, Ama Jariiradii wax qorto, ama Idaacadii hadasho, waxay leedahay tix-raac lagala xidhiidhayo khaladka ay gasho”.Ayuu yidhi.

“Umadda reer Somaliland waxaan leeyahay baraha bulshada (Social Media) waxa lagu soo qoraa run xaqiiqa  maaha. Qofkasta oo wax qoraa ama Meesha (Social Media) wax soo dhigaa macnaheedu maaha inuu run sheegayo”. Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi “Waxaynu u baahanay inaynu noqono umad garaadkeedu koray, Waxaynu rabnaa inaynu noqono umad la jaan-qaada umadaha kale ee maanta jira,Afrika, Geeska Afrika iyo caalamka-ba.Waxaynu nahay dal aan weli la aqoonsan”.Ayuu yidhi Wasiir Saleebaan-KOORE.

Wasiir Koore waxa uu ku dooday in wahtigan umadda Reer Somaliland lagu soo dhex-dhuumankaro, waxaanu yidhi:“Somaliland intii aan joogay waxaan ku garanayay dad garan-kara qofka cadowga ku ah, iyo qofka nasteexa u ah kala garta, Laakin imika waxaad mooda in lagu soo dhex-dhuumaankaro marka la eego sida loo kicinayo iyo sida loo isticmaalayo, iyo sida caqligeena loo caayayo”.

Was

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories