Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Mashruuca Iskaashiga Caafimaadka ee Somaliland iyo Taiwan oo si rasmi ah u bilaabmay

  Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa sheegay inuu si rasmi ah u bilaabmay mashruuca iskaashiga caafimaadka...

Tallaalka Covid19 oo ku soo wejahan Somaliland iyo Xilliga uu dalka soo gaadhayo

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi Bade ayaa sheegay in dhawaan la filayo in talaalka xanuunka karoona fayras uu soo gaadho...

Dekedda Berbera oo noqonaysa Marinka Tallaalka Covid19 loo soo marinayo Dalalka Bariga iyo Badhtamaha Afrika

  Hargeysa (SLpost)- Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa noqonaysa xuddunta tallaalka xanuunka dilaaga ah ee Covid-19 ee bariga iyo badhtamaha Afrika sida lagu...

Golaha Guurtida Somaliland oo kulan deg-deg ah laysu yeedhay

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa kulan deg deg ah ugu baaqay Mudaneyaasha Golaha Guurtida oo fasax ku maqan. Xoghayaha Guud ee...

Warqad Furan Oo Ku Socota GuddOomiyaha Xisbiga Waddani

  Waddani waa xisbiga ugu waqtiga yar marka la eego xisbiyadda imika dalka ka jira ee Kulmiye iyo Ucid, waxaana la asaasay sannadii 2012 xiligaas...

Magacyada Ganacsato Somali ah oo Dowladda Ethiopia Hantidooda Xayirtay iyo Dambiyada Loo haysto

  Jigjiga (SLpost)- Baanka dhexe ee Xukuumadda Federaalka Waddanka Itoobiya ayaa gabi ahaanba Xayiray, Dhaqdhaqaaqii Maaliyadeed iyo Ganacsina hawada ka saartay Boqollaal Ganacsato ah oo...

Taliye DABAGALE oo Qiray Gal-daloolooyin ka jira Saldhigyada Booliska oo Dib u habayn lagu samaynayo

  Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhe (Dabagale) ayaa markii u horeysay muddadii uu xilka hayay ka hadlay cabashooyin ka taagan Saldhigyada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img