Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Hargeysa: Faahfaahinta Kulan Dhexmaray guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Safiirka Denmark

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay safiirka waddanka Denmark...

Hargeysa: Ciidanka Booliska oo lagu tabobaray Haanta Gaasta Cuntada lagu karsado

  Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta tababarkii Saddexaad oo ku saabsan Haanta cuntada lagu karsado u qabtay 52 Sarkaal oo ka tirsan...

Xisbiga Kulmiye oo magacaabay Guddiyada Xulista iyo Maaraynta Khilaafaadka Murashaxiinta

  Hargeysa (SLpost)- Xisba KULMIYE ayaa maanta magacaabay guddiyo loogu talo-galay inay soo xulaan, soona diyaariyaan musharraxiinta xisbiga uga qayb-galaya tartanka doorashada Golaha Wakiillada iyo...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo kormeermay Mashaariic lagu hirgeliyey Gobolka Awdal

  Boorama (SLpost)- Masuuliyiinta gudida Qandaraasyada qaranka Somaliland oo hawlo shaqo ku joogga gobolka Awdal ayaa kormeeray qaar kamid ah mashariicda dhisme ee laga fulinayo...

Madaxweynaha Somaliland oo La kulmay Safiirka Dalka Denmark 

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirka dalka Denmark, Amb. Ole Thonke oo dalka ku yimid safar shaqo. Sida...

Somaliland oo Go’aamo Ka soo saartay Dhismeyaasha Dalka laga hirgeliyo iyo Shirkadaha Ka Ganacsada

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Somaliland, ayaa wareegto ay soo saartay ku joojisay in dalka laga dhiso dhisme aanay wasaaraddu...

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Hirgelinaysa 31 Dugsi oo laga Maalgelinayo Miisaaniyadda Dowladda

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa maanta daahfuray mashruuc dugsiyo hor leh lagaga dhisayo gobollada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img