HomeTaliye DABAGALE oo Qiray Gal-daloolooyin ka jira Saldhigyada Booliska oo Dib u...

Taliye DABAGALE oo Qiray Gal-daloolooyin ka jira Saldhigyada Booliska oo Dib u habayn lagu samaynayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhe (Dabagale) ayaa markii u horeysay muddadii uu xilka hayay ka hadlay cabashooyin ka taagan Saldhigyada Booliska ee dalka iyo qaabka ay u maareeyaan Dacwadaha loo gudbiyo.

Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi oo ka hadlayey kulan ay isugu yimaaddeen Taliyeyaasha Ciidamada Booliska gobollada oo lagaga hadlyey kor-u-qaadidda adeegyada saldhigyadu u qabtaan dadweynaha iyo sida ay dacwadaha uga garnaqaan ama u maareeyaan, waxa uu sheegay in fiiro gaar ah loo yeelanayo dacwadaha saldhigyada Booliska soo gala iyo qaabka ay u shaqeeyaan Saraakiisha gacanta ku haysa taliska Saldhigyada Booliska ee dalka.

Waxa uu taliyuhu sheegay in dhibaatada ugu weyn ka taagan cabashooyinka bulshadu ay tahay hab-dhaqanka saraakiisha qaabilsan Baadhista Kiisaska Saldhigyada soo gala.

Warkan oo faahfafahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Dhawaan ayay ahayd markii taliyaha Booliska Somaliland warbaabinta iyo Baraha bulshada loo mariyey baaqyo xambaarsan dhibaatooyin ka jira saldhigyada Booliska dalka, kuwaas oo taliyaha loogu baaqay inuu si deg-deg ah wax uga qabto.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories