Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Halkee ayay ku dambeeyeen Guddigii heer Qaran ee Covid-19 iyo Lacagihii loo ururiyey Xakamaynta cudurka?

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horumrinta caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka hadlay talaabooyinkii ay soo saareen guddidii heer qaran ee xakameynta cudurka...

Xisbiga Kulmiye oo soo Dhaweeyey Murashaxnimada Suxufi Maxamed Rambo iyo Siciid Yuusuf Garow

  Hargeysa (SLpost) – Hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye, ayaa aqbalay Murashaxiinta kala ah Maxamed Xuseen Jaamac (Raamboo) oo u tartami doona golaha wakiillada ee...

Heshiis laga gaadhay Arday Deeq Waxbarasho la siiyey oo Jaamacadda Hargeysa Caydhisay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbrashada iyo Sayniska ee Somaliland iyo Guddida sare ee Jaamacadda Hargeysa ayaa isfaham ka gaadhay cabasho ka timi Arday danyar ah...

Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: W/Q Cabdiraxmaan Cadami

  Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin...

Xilka oon Allah dartii loo gudan, Hantida umadda oo la xalaashado, Geerida iyo xisaabta aakhiro oo danbeysa!

  Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba. Waxaan walaalayaal meel...

Xisbiga Kulmiye oo Qaabilay Maayar Soltelco oo mar kale u sharraxan Golaha Deegaanka Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa mar kale guddoomay in maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid noqdo murashax u taagan tartanka...

Shirkadda SUPER GROUP oo Abaal-marinno ku maamuusay mudanta Shaqaale-weynahooda ee Sannadkii 2020

  Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Super Group of Companies, ayaa munaasibad ay abaal-marinno ku guddoonsiisay u qabatay Shaqaale-weynaha kala duwan ee ka hawl-gala, iyadoo kuwoodii ugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img