HomeTallaalka Covid19 oo ku soo wejahan Somaliland iyo Xilliga uu dalka soo...

Tallaalka Covid19 oo ku soo wejahan Somaliland iyo Xilliga uu dalka soo gaadhayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi Bade ayaa sheegay in dhawaan la filayo in talaalka xanuunka karoona fayras uu soo gaadho Somaliland.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland
Wasiirka Caafimaadka Somaliland

Waxaanu intaa ku daray in Ha’adda Unicef iyo Shirkadda DP World ay usoo mariyaan talaalkaasi wadamada bariga iyo badhtamaha Afrika ee aan badaha lahayn.

Isagoo sheegay in Somaliland ay marin muhiim ah u tahay sidii loo gaadhsiin lahaa wadamada aan badaha lahayn Tallaal covid 19 waxaanu wasiirku sheegay in Somaliland qeybteeda ay ka heli doonto tallaalkaasi.

Geesta kale wasiirka caafimaadka Cumar Cali Cabidlaahi Badde waxa uu sheegay in wasaarad ahaan ay samaynayaan daraasado laguu qiimayno halka laga bilaabyo talaalkaasi marka uu ina soo gaadho.

Gabagbadii wasiirka wasaaradda caafimaadku waxa uu sheegay in xanuunka Covid 19 uu samaynayo isbadalo baladhan isagoo aduunka meelaha qaar kusii fidiya.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories