Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Saxaafadda uga digtay Ka-hadalka Arrimaha Ciidanka Qaranka

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa warbaahinta madaxa-bannaan ee dalka uga digtay ka-hadalka iyo buun-buuninta wararka la xidhiidha Ciidamada Qaranka oo maalmihii u dambeeyey saxaafadda...

“Cagajuglaynta Garsoorku ku hayo Qareenada Somaliland waxa ay Wiiqaysaa Sarraynta Sharciga”- Baaq ku socda Guddiga Sare ee Cadaaladda Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Macadka Horizon oo fadhigiisu yahay magalaada Hargeysa, ayaa ka deyriyey hab-dhaqanka garsoorka Somaliland kula dhaqmo Qareennada madaxa-bannaan ee ka hawl-gala Maxkamadaha dalka. Horizon...

Xukuumadda Somaliland oo Ganacsatada ku tilmaantay Dadka ugu badan Boobka Dhulka Danta Guud

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex, mudane Jaamac Xaaji Axmed Cabdi, ayaa sheegay in cidda ugu badan ee boobta dhulka danta guud ay yihiin ganacsatada,...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Digniin u diray Shaqaalaha Garsoorka Dalka

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa Shaqaalaha kala duwan ee Hay’adaha Garsoorka uga digay inay ku dhex-milmaan dhaqdhaqaaqyada...

Dhaqan Xumada Qurbe-joogta Soomaalidu Ku Hayaan Qolqol-joogtu waa mid soo Badanaysa

  Qurba joog iyo Qolqol joog Qurba joog waxaa lagu macanayn karaa qof ama koox Dalkay dhalasho ahaan ka soo jeedeen dal aan ahayn ku nool...

“Doodaydii, Damacaygii iyo Dudmadaydii waxa la mooday inaan Kulmiye ka tagay, wali Kulmiye ayaa ka tirsanahay” – Maxamuud Xaashi

  Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in dudmadii uu ka qaaday guul-darradii ka soo gaadhay damacii siyaasadeed ee ku doonayey hoggaaminta xisbiga...

Cudurka Covid-19 oo Si Xooggan ugu faafaya Ethiopia & Somalia iyo Tirada Kiisas Cusub oo la shaaciyey

  Hargeysa (SLpost)- Cudurka Covid-19 ayaa xilligan xaalad aad u daran oo laga dayriyey ka maraya guud ahaan caalamka, kaddib markii caabuqa Coronavirus oo galaaftay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img