HomeOGEYSIIS: Wakhtiga ay Ku Beegan Tahay Xuska Siyaaradda Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn (Aw...

OGEYSIIS: Wakhtiga ay Ku Beegan Tahay Xuska Siyaaradda Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn (Aw Barkhadle)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargblankeysa (SLpost)- Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab) ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey wakhtiga ay ku began tahay Xuska Munaasibada  Siyaarada Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn, Aw-barkhadle oo ku began 19 bisha Jamaadul Awal  1443 oo waafaqsan habeenka Jimcaha ee Taariikhda miilaadiga ahina tahay 24 December 2021.

War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta guud ee Jimciyatul Axbaab ee Hargeysa oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Sayid Muxamed Sayid Cabdilaahi ayaa waxa uu u dhignaa sidan:- “Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha iyo Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab), oo ah jimciyad khayriya oo xarunteeda guud tahay caasimada Somaliland ee Hargeysa. Waxa ay Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, ogaysiinaysaa isla-markaasina ku boorinay-saa in ay u diyaar-garoobaan xuska munaasibada  Siyaarada Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn, Aw-barkhadle oo ku began habeenka Jimcaha ee 19 bisha Jamaadul Awal  1443 oo waafaqsan habeenka Jimcaha ee Taariikhda miilaadiga ahina tahay, 24 December 2021.

Siyaarada Sheekha ayaa waxaa lagu qaban-doonaa sidii awal-ba caadada ahayd Qudbiga Sheekha ee deegaanka Aw-Barkhadle oo 30-km dhinaca bari ka xiga caasimada Hargeysa, kaasi oo sanad walba si joogta ah loogu qabto xuskani sheekha oo loo yaqaano Jimce Barkhadle.

Hadaba Jimciyatul Axbaab waxa ay kugu baraarujinaysaa isla markaana kugu boorinaysaa inaad kasoo qayb-gashid xuska Siyaarada Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn (Aw-Barkhadle) oo ahaa macalinkii diinta ina soo-gaadhsii.

Alla Mahadleh

Sayid Maxamed Sayid Cabdilaahi X.Cilmi Nuur

Gudoomiyaha  Jimciyatul Axbaab

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories