HomeWararkii u dambeeyey Dagaalka Boosaaso iyo Khasaaraha labada dhinac kala gaadhay

Wararkii u dambeeyey Dagaalka Boosaaso iyo Khasaaraha labada dhinac kala gaadhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dagaalkii Maanta ka Bilowmay Magaalada Bosaso Ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland Ee Udhaxeeyey Ciidamada Puntland ee u Hogaansan Awaamiirta Madaxweyne Deni iyo Ciidamada PSF ta ee iyana ka Amarka Qaadanaya Agaasimihii Deni Xilkaqaadista ku Sameeyey Maxamuud Cismaan Diyaano, ayaa Layskugu Gabal Dhacsaday caawa.

Waxaa laga cabsi qabaa mar kale Subaxa hore ee Berri in uu ka bilowmo dagaal aan waxba laysku habran Magaalada Bosaso waaba hadii aan la is mirine.

Ciidamo Gurmad ah oo tirabeela ayaa ka kala baxay Garowe Galkacyo iyo jiida hore ee tukaraq kuwaasoo dhammaantood oo jihaystay Dhanka Gobolka bari Waa Magaalada Bosaso,e

Dhinaca kale Ciidamada Psf ayaa Guul ka sheegtay dagaalkii Maanta ka Dhacay Bosaso oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba lah dhaliyey Waxaana ay Soo bandhigeen 36 Askari Oo Maxaabiis Ahaan ay uga Qabteen Ciidamada Puntland iyo 4 Askari Oo dhaawac ah oo Lagu dabiibayo Xarunta Caafimaadka ee PSF oo ku Dhextaal Xerada Ciidanku Degan yahay Sidoo kale Ciidamada Psf ayaa Soo Bandhigay Gawaadhi Gaashaaman oo ay ku Qabsadeen Dagaalkii Maanta .

Agaasimahii Hayada Psf ee Madaxweyne Deni Xilka Qaadista ku Sameeyey ayaa Bartiisa Facebook ga Soo dhigay Hadalo hanjabaad ubadan Shacabkana Loogu Qalbi Dhayayo.

Agaasimaha ayaa Sheegay in Dagaalka ay u adeegsan Doonaan technology yadii ugu dambaysay sidoo kale waxuu Sheegay in ay marhore Soo afjari lahaayeen dagaalka ee ay utudhayaan dadka Shacabka ah Sidaasi Daraadeedna Aanay isticmaalayn hubkooda Calculus Ee Casriga ah.

Dhanka kale Maamulka Gobolka bari oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in Ciidanka PSF ay ka barbar Dagaalamayaan Ciidamo ka Tirsan D.F.S Waa Ciidamada Gorgor iyo Haramcad e. Taasoo Laga Dhadhansan karo guul daradii kasoo gaadhay Dagaalkii Maanta.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories